Farmajo iyo kooxdiisa waa in maxkamad la soo taaga inta aysan dalka ka baxsan

 

Farmajo

Shacabka soomaliyeed waxa ay maxkamada ciidamada ka dalbanayaan in Farmajo iyo fahad yaasiin aysan dalka ka bixin ilaa ay cadalad ka helayaan waayo farmajo iyo kooxdiisa waxay dalka ka galeen dembiyo fara badan sida dilkii marxuumad ikraan tahliil xildhibaanad aamina maxamed iyo dhalinyaradii eritariya loo diray si ay tababar ugu soo qaataan ka dibna laga dagal geliyey gobolka tigreyga ee dalka itoobiya farmajo iyo kooxdiisa waa in maxkamad loona mariyaa ciqaabta ay mudan yihiin

Wuxu ku fashilmay hogaaminta dalka wuxuuna dalka u gacan geliyey alshabab oo ganacsada soomaaliyeed baad ka qaadata qofkii diidana ay dilayaan dowladane waxba aan ka qabaneyn waayo dowlada iyadaaba alshabaab ka tirsaneyd joogitaanka Farmaajo ee maamulka ayaa dhibaato ku ahaa geeska afrika guud ahaan wuxuna sabab u ahaa awooda Al-Shabaab ay ku yeelatay somaliya farmajo waa in laga xisaabiyaa dembiyadii uu ka galay dalka wuxuuna dalka u gacan galayey argigixisada alshabab oo aan rabin in somaliya ay lugaheyda ku istaagto waana dhibaato hor leh oo ay la kulmayan shacabka soomaaliyeed 

Hey'addaha ku shaqada leh cadaalada waa in ay waajibaadkoda gutaan ayna maxkamad ugu wacaan dembiilayaashii dalka burburiyey sida madaxweynaha laga adkaaday ee Farmajo. fahad yaasiin. kulane jiis. yaasiin farey iyo inta dalkaan dembi ka gashay waa in cadaalad la marsiiyaa si shacabka ay u helaan cadaaladii shan sano ay sugayeen laguna dhibaateenayay shaarka dowlada si aan madaxweyne dambe dalka dembi uusan ugu gelin dalkane uu u ilaaliyo si aan maxkamad loo soo taagin

Hey'addaha cadaalada iyo maxkamada sare waa in ay soo saarta warqad uusan dalka ooga bixi karin farmajo ilaa amar dambe si maxkamad loo soo taago dadka dembiyada u heystaane ay u helaan cadaalad waayo farmajo iyo kooxdiisa dalka way burburieen waxayna u gacan geliyeen alshabab iyaga ayaana ka tirsanaa alshabab waa in wax laga weydiiyaa sababta ay ula dagaalami wayeen shantii sano la soo dhaafay

Post a Comment

0 Comments