Farmajo ayaa weli been u sheegaya shacabka Soomaaliyeed asigoo hoos ka burburinaayo dowladda cusub

 

Farmajo

Tan iyo markii xilka laga tuuray madaxweynihii hore ee Farmaajo wuxu isku dayayaa inuu carqaladeeyo shaqada uu qabanayo madaxweyne xasan sheekh wuxuna u adeegsanayaa taageerayaashiisa ee loo yaqaano CBB si uu indhaha shacabka ugu soo jeediyo waxqabadka dowladda farmajo iyo kooxdiisa ilaa iyo hadda ma fahamsana iney xukunka ka tageen

Farmaajo wuxu weli ku nool yahay dhalanteedka xukunka kadib hadalkiisii ​​u dambeeyay ee maalintii xoriyadda uu shacab kula hadlaayey isagoo isku maleeya inu yahay madaxweynaha dalka dhaqaatiirta farmaajo ayaa ka deyriyey inuu la xanuunsanayo dhowr cudur oo dhimirka ah sida megalomania

Farmaajo wuxu shacabka u kala qeybinayaa kuwo asiga taageersan iyo mucaarad isagoo ka soo horjeedo inuu ka shaqeeyo mideynta shacabka wuxuuna rabaa inuu dalka geliyo ani daro si uu xukunka ula wareego taageerayaasha farmajo kalama jecla in dalkaan burburo iyo inkale waxa ay keliya fiirsadaaan dantooda iyo in ay xukunka qabtaan mana kala jecla dhiiga shacabka daadanayo

Taageerayaasha farmajo waxay ka shaqeenayaan sidii loo baabi’in lahaa nidaamka federaalka isla markaana meesha looga saari lahaa doorka dowlad goboleedyada iyagoo shantii sano la soo dhaafay ay la dagaalamayeen maamul goboleedyada iyadoo dhiig badan ku daatay waxayna rabaan in ay dalka ka dhigaan meel kelitaliye ka shaqeeya taasi oo ka duwan sida uu hadalka u dhigay mideynta dowlad goboleedyada

Shacabka somaliyeed waxay ka codsanayaan dowlada cusub in ay cadaalada horkeento kooxda maafiyada ah e uu hogaaminayo farmajo si loo marsiiyo ciqaabta ay mudan yihiin waayo shacab badan oo masaakiin ah ayey qalad badan ay ka galeen waxayna ka laayeen ubadkooda iyo familkooda waa in lagu xukumaa dil toogasho laguna toogta shacabka hortooda si madaxda kale ay ugu quustaan in aysan dalkan dembi aysan ka gelin

Post a Comment

0 Comments