Farmajo iyo taageerayaashiisa oo carqaladeenayaan dadaaladda madaxweynaha cusub ee xasan sheekh

 

Farmajo iyo xasan sheekh

Tan iyo markii xilka laga tuuray madaxweynihii hore ee Farmaajo wuxu isku dayayaa inuu carqaladeeyo shaqada uu qabanayo madaxweyne xasan sheekh wuxuna u adeegsanayaa taageerayaashiisa ee loo yaqaano CBB si uu indhaha shacabka ugu soo jeediyo waxqabadka dowladda dhaqaatiirta farmaajo ayaa ka deyriyey inuu la xanuunsanayo dhowr cudur oo dhimirka ah sida megalomania

Farmaajo iyo kooxdiisa ilaa iyo hadda ma fahamsana iney xukunka ka tageen waxayna weli ku dhegan yihiin in xilka hayaan taasina waxaa marqaati kuu ah magacaabista ra’iisul wasaaraha iyo codsigii uu baarlamaanka uu u diray ee ahaa in kalsoonida la siiyo ayaa muujineysa in Farmaajo uu xaqiiqada ka fog yahay welina uu aaminsan yahay inuu weli talada hayo

Farmaajo inkastoo uu meesha ka baxay waxa uu weli ku dhaqmayaa musuqmaasuqiisii ​​hore hore waxaan lagu eedeeyay inuu ku kacay hanti dadweyne oo uu ku takri falay danihiisa gaarka ah marka la eego cadowga dhabta ah ee xaaladda xasiloon ee soomaaliya waa haraadigii madaxweynihii hore iyo maafiyada dalka burburkeeda u horseedeen santii sano ee la soo dhaafay waa in dalka laga qabtaa dhamaan kooxdaan

Kooxda laga itaal roonaaday ee farmajo fahad yaasiin iyo xasan cali khayre ayaa hadda la tacaalaysa dhaqdhaqaaqyada argagixisada ee al-shabaab iyo kooxaha maafiyada ah si ay dembiyo abaabulan uga fuliyaan soomaaliya si ay u qalqal geliyaan amniga iyo xasilloonida hoos yimaada xukunka cusub xasan sheekh maxamuud tuhunno badan ayaa ka dhashay xiriirka ka dhaxeeya saaxiibkii farmaajo ee fahad yaasiin iyo ururka alshabaab ee Argagaxiso oo ka howlgala inta badan dalka 

Xasan sheekh maxamuud ayaa ah siyaasigii ugu horreeyay oo ku dhawaaqa xilligii uu ololaha doorashada ku jiray in uu ku dhaqmi doono siyaasad arrimo dibadeed oo ku salaysan nabad kula noolaanshaha adduunka oo ka fog abuurista cadaawad dibadeed oo saamayn taban ku yeelan karta xidhiidhka diblomaasiyadeed ee dalalka caalamka oo shantii sano burbursanaa loona carqaladeeyey dano gaar ah 

Post a Comment

0 Comments