Fahad Yaasiin oo qirtay inuu ka tirsan yahay koox argigixisada ah ee al-itixaad oo xiriir dhow la leh al-shabab

 

Fahad Yaasiin

  Abaanduulihii hore ee ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed sareeye gaas Siciid Maxamed Xirsi ayaa xaqiijiyay in kooxaha argagixisada ah ee dalka ka jira ay ka goosteen ururkii islaamiga ahaa ee looga itaal roonaaday puntland horaantii sagaashamaadkii wuxuuna tilmaamay in dhaqdhaqaaqa isbaheysiga islaamka markii laga adkaaday ay u kala jabeen labo qeybood oo qeyb ka mid ah ay u kala jabtay bulshada halka qeybta kalena ay isku bedeshay argagixiso oo weli khatar ku ah amniga dalka

Fahad Yaasiin oo qirtay inuu ka tirsan yahay koox argagixiso ah ee al-itixaad oo xiriir la leh kooxda alshabab al-itixaad ayaa asalkii aheyd al-Shabab oo xiriir cad la leh fahad yaasiin ka dagaalo dhex maray labadooda waxaana hada heshiisiiyey fahad yaasiin oo meel sare ka gaaray ururka una sheegay in ay hal gacan noqdaan si ay iskaga celiyaan dowladda awoodna u yeeshaan si aanna loogu adkaan fahad ayaana ka shaqeeyey sidii ay u heshiin lahaayeen 

Hadalkii ka soo yeeray Fahad Yaasiin ee ahaa inuu ka tirsan yahay al-itixaad uuna xubin firfircoon ka ahaa ururka al-itixaad al-islaami ee markii dambe u xuubsiibtay al-ictisaam islamarkaana uu ka gaaray darajo sare oo ah inuu gobol madax uga noqday wuxuuna yiri waan ku faraxsanahay waana ku faanaa inaan xubin ka ahaa al-itixaad ayaa ah urur argigixiso oo gacan saar la leh al-qaacida waxaana mareykanka uu u aqoonsaday urur argagixiso ingiriiska iyo wadamada kale ee reer galbeedka

Wuxuna baaq farriin ah u dirsaday ururkiisii hore ee al-itixaad si uu oga helo meel uu ku dhuunto iyo cid u dhuunto maadaama loo heysto danbiya waaaweyn iyo tacadiyo uu qaranka ka galay xasaanadii barlamaaniga aheyd ee uu ku talo galay maadaama ay meesha ka baxday sida muuqata wuxuu baxsad ka yahay cadaalad ay dhibanayaashiisii maanta ay ka dalbanayaan hay’adaha dowladda waa in fahad dalka lagu soo celiyaa si loo maxkamadeeyo dembiyadii uu galay shantii sano ee xukunka joogay

Fahad Yaasiin iyo Farmaajo ayaa ah kuwa ugu badan ee maalgeliya ururka alshabab ayna siyaan hub fara badan iyo malaayiin dollar si ay ugu sii xoogeystaan somaliya waxayna u adeegsadaan danahooda qaaska ah sida qaraxyada iyo dilalka joogtada ah si ay xukunka ugu soo laabtaan farmaajo iyo fahad yaasiin ayaana dafiri karin inay alshabab u adeegsadeen qaraxyo iyo dilal siyaasadeed sidii dhacday afduubkii iyo dilkii loo geystay ikran tahliil iyo qarixii lagu dilay xildhibaanad aamina cabdi oo ka dhacay hirshabeelle


Post a Comment

0 Comments