Farmajo iyo fahad yaasiin oo hubeenayaan kooxda alshabab si ay u khalkhal geliyaan amniga dalka

Farmajo iyo fahad yaasiin


Wararka ayaa sheegaya in dowlada ay qabatay labada doonyood ee yemeniyiinta ah iyo kuwa soomaali ah ay u shaqaynayeen fahad yaasiin oo xiriir la leh xuutiyiinta waxayna hub ku quudiyaan kooxda xarakadda al-shabab wuxuna rabaa inuu alshabab ay ku xoogeysato dalka isagoo qirtay inuu la shaqeysto alshabab uuna aminsan tahay madhabkooda isagoo doonaya inuu dalka geliyo dagaalo sokeeye dowladda somaliya ayaa waxay ku micneysay in labada doonyood ee la qabtay uu lahaa Fahad Yaasiin oo wax horayna u soo galiyay hub iyo walxaha qarxa oo ay ka faa’iideysteen kooxaha argagixisada ah ee ka dagaalama soomaaliya

Waxaana loo adeegsaday weeraro dhowr ah oo ay ugu daran yihiin qarax gaari loo adeegsaday oo ka dhacay bartamaha magaalada muqdisho october 14, 2017, kaasoo ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen in ka badan 500 oo qof wuxuuna intaas ugu dan lahaa sidii shacabka loo cabsi gelin lahaa xukunka dalkane ay sii heystaan Farmaajo iyo fahad yaasiin ayaa qorsheynayaan in ay dalka ka fuliyaan qaraxyo waaweyn iyo dilal qorsheysan si ay ugu aargutaan xildhibaanadii codkooda u diiday iyo shacabkii mucaaradka ku ahaa iyagoo adeegsanayaan alshabab waxayna rabaan in ay markale xukunka ku soo laabtaan

Faah-faahinta laamaha ammaanka ee soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in ay gacanta ku dhigeen shixnad hub ah oo laga keenay dalka yemen waxayna sheegeen in talaadadii lasoo dhaafay ay u suurtagashay in ay bandar bella ku qabtaan labo doonyood oo hub siday kuwaasi oo laga soo tahriibiyay deegaanada kooxda xuuthiyiinta ee waqooyiga yemen oo daacad u ah Fahad Yaasiin oo ka tirsan dhaqdhaqaaqa al-Shabaab wararka ayaa sheegaya in labada doonyood ee yemeniyiinta ah iyo kuwa soomaali 

Waxa ay ku micneysay in labada doonyood ee la qabtay dadka saarnaa ayaa sheegay in doomahaan uu fududeeyey in ay soo galaan xeebaha somaliya fahjad yaasiin horayna u soo galiyay hub iyo walxaha qarxa oo ay ka faa’iideysteen kooxaha argagixisada ah ee ka dagaalama soomaaliya waxaana loo adeegsaday weeraro dhowr ah oo ay ugu daran yihiin qarax gaari loo adeegsaday oo ka dhacay bartamaha magaalada muqdisho october 14, 2017, kaasoo ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen in ka badan 500 oo qof

Laamaha amaanka waa in ay ka hortagaan musiibooyinka ay damacsan yihiin in somaliya ay ka sameeyaan qaraxyo waaweyn iyo dilal qorsheysan hay'adaha ku shaqada leh ay xabsiga soo dhigaan dhamaan kooxdaan maafiyada ah ayna hor boodayaan farmajo iyo fahad yaasiin waa in lagula xisaabtamaa dembiyadii ay ka galeen dalka inta ay xukunka joogeen 

Post a Comment

0 Comments